From 906cb58e8ee45397710231cb7f2d34d353e0bf0b Mon Sep 17 00:00:00 2001 From: mhbaando Date: Mon, 16 Mar 2026 20:50:51 +0300 Subject: [PATCH] Add Somali language file --- Contrib/Language files/Somali.nlf | 191 ++++++++++++++++++++++++++++++ 1 file changed, 191 insertions(+) create mode 100644 Contrib/Language files/Somali.nlf diff --git a/Contrib/Language files/Somali.nlf b/Contrib/Language files/Somali.nlf new file mode 100644 index 0000000000..eae15f9b96 --- /dev/null +++ b/Contrib/Language files/Somali.nlf @@ -0,0 +1,191 @@ +# Header, don't edit +NLF v6 +# Start editing here +# Language ID +1143 +# Font and size - dash (-) means default +- +- +# Codepage - dash (-) means ASCII code page +- +# RTL - anything else than RTL means LTR +- +# Translation by mhbaando@gmail.com +# ^Branding +Nullsoft Install System %s +# ^SetupCaption +$(^Name) Ku Rakib +# ^UninstallCaption +$(^Name) Ka Saar +# ^LicenseSubCaption +: Aqbalidda Heshiiska +# ^ComponentsSubCaption +: Doorashooyinka Rakibidda +# ^DirSubCaption +: Galka Rakibidda +# ^InstallingSubCaption +: Rakibaya +# ^CompletedSubCaption +: La Dhameystiray +# ^UnComponentsSubCaption +: Doorashooyinka Ka Saaridda +# ^UnDirSubCaption +: Galka Ka Saaridda +# ^ConfirmSubCaption +: Xaqiijin +# ^UninstallingSubCaption +: Ka Saaraya +# ^UnCompletedSubCaption +: La Dhameystiray +# ^BackBtn +< &Dib U Noqo +# ^NextBtn +&Horey U Soco > +# ^AgreeBtn +Waan &Aqbalay +# ^AcceptBtn +Waan &Aqbalay Shuruudaha Heshiiska +# ^DontAcceptBtn +Ma &Aqbalin Shuruudaha Heshiiska +# ^InstallBtn +&Ku Rakib +# ^UninstallBtn +&Ka Saar +# ^CancelBtn +Jooji +# ^CloseBtn +&Xir +# ^BrowseBtn +&Baar... +# ^ShowDetailsBtn +Muuji &Faahfaahinta +# ^ClickNext +Guji Horey U Soco si aad u sii wadato. +# ^ClickInstall +Guji Ku Rakib si aad u bilowdo rakibidda. +# ^ClickUninstall +Guji Ka Saar si aad u bilowdo ka saaridda barnaamijka. +# ^Name +Magac +# ^Completed +La Dhameystiray +# ^LicenseText +Fadlan dib u eeg heshiiska ka hor inta aan la rakibin $(^NameDA). Hadii aad rabto in aad aqbasho shuruudaha heshiiska, guji Waan Aqbalay. +# ^LicenseTextCB +Fadlan dib u eeg heshiiska ka hor inta aan la rakibin $(^NameDA). Hadii aad rabto in aad aqbasho shuruudaha heshiiska, calaamadee sanduuqa hoose. $_CLICK +# ^LicenseTextRB +Fadlan dib u eeg heshiiska ka hor inta aan la rakibin $(^NameDA). Hadii aad rabto in aad aqbasho shuruudaha heshiiska, dooro doorashada koowaad ee hoose. $_CLICK +# ^UnLicenseText +Fadlan dib u eeg heshiiska ka hor inta aan laga tirtiro $(^NameDA). Hadii aad rabto in aad aqbasho shuruudaha heshiiska, guji Waan Aqbalay. +# ^UnLicenseTextCB +Fadlan dib u eeg heshiiska ka hor inta aan laga tirtiro $(^NameDA). Hadii aad rabto in aad aqbasho shuruudaha heshiiska, calaamadee sanduuqa hoose. $_CLICK +# ^UnLicenseTextRB +Fadlan dib u eeg heshiiska ka hor inta aan laga tirtiro $(^NameDA). Hadii aad rabto in aad aqbasho shuruudaha heshiiska, dooro doorashada koowaad ee hoose. $_CLICK +# ^Custom +Hab Gaar ah +# ^ComponentsText +Calaamadee qaybaha aad rabto in la rakibo kana saar calaamadda kuwa aadan rabin. $_CLICK +# ^ComponentsSubText1 +Dooro nooca rakibidda: +# ^ComponentsSubText2_NoInstTypes +Dooro qaybaha la rakibayo: +# ^ComponentsSubText2 +Ama dooro qaybaha ikhtiyaariga ah ee aad rabto in la rakibo: +# ^UnComponentsText +Calaamadee qaybaha aad rabto in laga tirtiro kana saar calaamadda kuwa aadan rabin. $_CLICK +# ^UnComponentsSubText1 +Dooro nooca ka saaridda: +# ^UnComponentsSubText2_NoInstTypes +Dooro qaybaha laga tirtirayo: +# ^UnComponentsSubText2 +Ama dooro qaybaha ikhtiyaariga ah ee aad rabto in lagaa tirtiro: +# ^DirText +Rakibiddu waxay ku rakibmi doontaa $(^NameDA) galka soo socda. Haddii aad rabto gal kale, guji Baar oo dooro gal kale. $_CLICK +# ^DirSubText +Galka lagu rakibayo +# ^DirBrowseText +Dooro galka lagu rakibayo $(^NameDA): +# ^UnDirText +Barnaamijkan waxaa laga tiri doonaa $(^NameDA) galka soo socda. Haddii aad rabto gal kale, guji Baar oo dooro gal kale. $_CLICK +# ^UnDirSubText +"" +# ^UnDirBrowseText +Dooro galka laga tirayo $(^NameDA): +# ^SpaceAvailable +"Inta bannaan: " +# ^SpaceRequired +"Inta loo baahanyahay: " +# ^UninstallingText +$(^NameDA) waxaa laga tiri doonaa galka soo socda. $_CLICK +# ^UninstallingSubText +Ka saaridda: +# ^FileError +Cilad ayaa dhacday markii faylka la furayay si loo qoro: \r\n\r\n$0\r\n\r\nGuji Jooji si aad u joojiso rakibidda,\r\nIsku day mar kale, ama\r\nIska dhaaf rakibidda. +# ^FileError_NoIgnore +Cilad ayaa dhacday markii faylka la furayay si loo qoro: \r\n\r\n$0\r\n\r\nGuji Isku Day Mar Kale si aad mar kale isku daydo, ama\r\nJooji si aad u joojiso rakibidda. +# ^CantWrite +"Lama qori karo: " +# ^CopyFailed +Nuqulku wuu fashilmay +# ^CopyTo +"Halka lagu shubayo nuqulka " +# ^Registering +"Diiwaangelin: " +# ^Unregistering +"Ka saar diiwaangelinta: " +# ^SymbolNotFound +"Lama helin astaan: " +# ^CouldNotLoad +"Lama soo dejin karo: " +# ^CreateFolder +"Abuur gal: " +# ^CreateShortcut +"Abuur habka gaaban: " +# ^CreatedUninstaller +"La abuuray barnaamijka ka saaridda: " +# ^Delete +"Tirtir fayl: " +# ^DeleteOnReboot +"Tirtir marka dib loo daaro compuer-ka: " +# ^ErrorCreatingShortcut +"Cilad ayaa dhacday marka la abuurayay habka gaabinta: " +# ^ErrorCreating +"Cilad ayaa dhacday marka la abuurayay: " +# ^ErrorDecompressing +Cilad ayaa dhacday markii xogta la kala furayay! Setup-ka waa xunyahay? +# ^ErrorRegistering +Cilad ayaa dhacday markii DLL la diiwaangelinayay +# ^ExecShell +"ExecShell: " +# ^Exec +"Fulinta: " +# ^Extract +"Kala saar: " +# ^ErrorWriting +"Kala saar: cilad ayaa dhacday marka faylka la qorayay " +# ^InvalidOpcode +Rakibiddu way xumaatary: opcode aan sax ahayn +# ^NoOLE +"OLE lama heli karo: " +# ^OutputFolder +"Galka wax soo saarka: " +# ^RemoveFolder +"Ka saar gal: " +# ^RenameOnReboot +"Magaca ka beddel marka dib loo daaro compuer-ka: " +# ^Rename +"Magaca beddel: " +# ^Skipped +"Ka bood: " +# ^CopyDetails +Nuqul ka samee faahfaahinta Clipboard +# ^LogInstall +Diiwaangeli habka rakibidda +# ^Byte +B +# ^Kilo + K +# ^Mega + M +# ^Giga + G