Skip to content

apdyqafaar/soplang

Folders and files

NameName
Last commit message
Last commit date

Latest commit

Β 

History

1 Commit
Β 
Β 
Β 
Β 

Repository files navigation

πŸ” Nidaamka Login/Register ee SopLang

Barnaamijkan wuxuu ku dhisan yahay SopLang, wuxuuna tusaale fiican u yahay sida loo sameeyo nidaam isticmaal login/register ah adigoo adeegsanaya luuqadda Soomaaliga ee SopLang.

πŸ“Œ Maxaa uu sameeyaa?

  • βœ… Waxaad ku gali kartaa magacaaga iyo sirtaada
  • βœ… Haddii user-ka jiro, wuxuu kuu sheegayaa "ku soo dhawoow"
  • βœ… Haddii uusan jirin, waxaad is diiwaan gelin kartaa
  • βœ… User-yada waxa lagu kaydiyaa liis (array)

πŸ’» Tusaale Shaqo

  1. Login
  2. Diiwaan gelin

1

Fadlan geli magacaaga:

Apdiqafaar

Fadlan geli sirta:

1234

Ku soo dhawoow,Β shiinedev!

About

Somali Programming language

Topics

Resources

Stars

Watchers

Forks

Releases

No releases published

Packages

 
 
 

Contributors