Skip to content

maktabadda/erey.ga

Repository files navigation

Kusoo dhawow adeeggaan oo aad ka heli kartid isagoo shaqaynaya halkan erey.ga; wuxuuna mashruucani hoos yimaadaa maktabadda | Af-Soomaaliga oo aan fileyno inaad si wacan uga faa'ideysan doontid. Daalacasho iyo aqoon-kororsi barakaysan, mudanayaal.

Wixii talo, tabo iyo taakulayn ku saabsan adeeggaan kusoo hagaaji cinwaankeenna maktabadda@gmail.com

Abwaannada aan hayno ee la dhammaystiray, laakiin tifaftir joogto ah ku socdo:

  • Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
  • Qaamuuska Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2012]
  • Qaamuus-Dugsiyeedka Af-Soomaaliga - Cabdalla Cumar Mansuur iyo Anariita Bugliyelli [2022]
  • Qaamuuska Ereybixinta - Xarunta Horumarinta Manaahijta
    • Fisikis (Soomaali-Ingiriis) [1987]
    • Xisaab (Soomaali-Ingiriis) [1987]
    • Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) [1984]
    • Juqraafi (Soomaali-Ingiriis) [1987]
    • Bayoolaji (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1987]
  • Gundhigga Astaamaha - Ina Ashkir [2015]
  • Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
  • Qaamuus-Yare Soomaali-Faransiis - Kiristoofe Filibeerti [1976]
  • Magacyada Dhirta Ceel-Dheere iyo Buula-Burte - D. Herloker, B. Kujar [1985]
  • Qaamuuska Magacyada Dhirta Soomaaliyeed (Soomaali-Ingiriis) - Axmed M. I. Barkhadle [1990]
  • Qaamuus-Yare Caafimaad: Ingiriis-Soomaali - Deeqa Cali [1999]
  • Qaamuuska Magacyada Soomaalida: Soomaali-Ingiriis - Anwar Maxamed Diiriye [2006]
  • Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
  • Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
  • Magacyada Nafleyda Soomaaliyeed (Laatin-Talyaani-Ingiriis) - Funayooli, Simoneeta [1985]
  • Hal-Ururka Erayada Maamulka Xafiisyada, Xisaabaadka Ganacsiga iyo Dhaqaalaha - Warshadaha Saabuunta Bayl, Qubeyska iyo Mariska [1979]
  • Eraybixinta Af Soomaaliga ee Hawlaha Wasaaradaha - Guddiga Af Soomaaliga [1972]
  • Qaamuus Talyaani-Soomaali - Cabdalla Cumar Mansuur, Axmed Cabdullaahi A. [1985]
  • *Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
  • Ereyo Talyaani-Soomaali - Maxamuud Garyare, Cabdikariim Daa'uud Weyre
  • Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]

Abwaannada aynu billawnay ee shaqo ku socoto:

  • SOO MAAL Qaamuus Af Soomaali - Aadan Xasan Aadan [2013]
  • Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
  • Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Baadari Larajaasi [1897]
  • Abwaan Urursan (Qaamuus Af-Soomaali - Af-Ruush) - D. I. Estebanyenko, Maxamed Xaaji Cismaan [1969]
  • Qaamuus Soomaali-Talyaani - Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed [1985]

mashruucan wuxuu hoosyimaadaa maktabadda | Af-Soomaaliga waxaana la hirgeliyay: 1446.01.01 - 1da Bil Zako 1446 Hijri

About

barnaamij iyo adeeg koobaya ururka ereyada abwaannada afka Soomaaliga...

Topics

Resources

Stars

Watchers

Forks

Contributors